haydalmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haydalan¹.

haydalan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Neef ido ah wax caatoobey noqosho.
  2. Neef ido ah wax caato ah ahaansho.