haydalnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haydalan². ld haydalnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haydalan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Neef ido ah wax caatoobey noqosho.
  2. Neef ido ah wax caato ah ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haydalnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld haydalnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur