haydh
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
- (fiis.) Hummaagga oo yeesha iin-muuqaal, ayna sababtay, bikaaco ama muraayad xoodan. Haydh midabkeeda humaaggu waxa uu yeeshaa hariiryo midabaysan, taas oo ay ugu wacantahay hannaanka kala geddisan ee ay midabada kala geddisan u qalloocdaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

