haydroograafi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (juqr.) Maaddada la xiriirta barashada biyaha ee dunida dusheeda ah, gaar ahaan marka la fiirinayo muuqaallada dabiiciga ah, rugaha, mugga, iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

