hayras

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Neecaw qabow oo ka dambaysa roob da'ay; yalalaxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yalalaxo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld yalanyalxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur