haysimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Filka wanka loo hayn karo (idaha). 2. Laboodka iyo dheddiga xoolaha isu hayntooda. 3. ld haystimo. Wallac (naag).

haystimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld haysimo (3).