heemaarsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg heemaarso. ld heemaarsad, heemaarsi.

heemaarso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax heensasho. 2. Wax dufan ka qaadasho.

heemaarsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld heemaarsasho.

heemaarsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld heemaarsasho.