heemin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg heemi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

heemi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax ilaa dhibicda ugu dambaysa cabbid; gorori. 2. Wax heen ka qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur