heer-diirane

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Inta jeer ee la sammeeyo xigsinaynta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur