heer-tamar
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (kiim.) (Atam). Dhiska elektarooneed ee tilmaamaya sida elektaroonada ku gadaaman bu'du u habaysanyihiin, gaar ahaan heertamarrada ay ku sugan yihiin. Elektaroon kasta waxa xaaladdiisa. Lagu asteeyaa afarta tiro kuwaantam.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

