heerkul qiirqiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(fiis.) Heerkulka heer ka sareeya, aanay neefi ku hooroobeyn, xataa haddii la kordhiyo cadaadiska saaran.