heerkulbeegQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-gyo, m.dh)Macnaha:(fiis.) Aalad loo isticmaalo qiyaasta heerkulka badanaa iyada oo isbeddelayo mugga meerkuriga ama isbiirada ku jirta dhuun quraarad ah oo dabo wareegsan leh. ld heerkulbeege.