heertis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Summad: Hz. Halbeegga Caalamiga ee rakaadka loona qeexo rakaadka fafaalo kaleed oo leh kal hal seken ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

summad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Calaamad xoolaha lagu dhigo oo lagu kala sooco. 2. Lambarrada iyo xuruufta diiwaansan ee la siiyo warqadaha xafiisyadu isu diraan. ld sumad¹.
  2. Xoolo iwm calaamad lagu kala sooco u yeelid. ld sumad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur