helikobtar

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-rro, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah diyaaradaha oo qumaati u kaca.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur