helli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Neef irmaan canug uu dhalay si uu u godliyo ku sii dayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur