hey'ad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Maamul xafiis iyo shaqaale u gaar ah leh; wakaalad. ld hay'ad.

wakaalad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Hay'ad dawladeed oo hawl gaar ah u qaybsan oo wasaarad hoos tagta. 2. Warqad si sharci ah u qoran oo qofka haysta siisa karti uu dano ama hawlo qof kale leeyahay ku maamulo oo wakiil uga ahaado.

hay'ad

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld hey'ad.