hibo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Deeq aan dan gaar ah laga lahayn oo cid la siiyo.
  2. Dhacdo la dhibsado dib u xasuusasho.