higleyQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld higlo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
higloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Geed dhirta waaweyn ka mid ah oo aan qodax lahayn, weligiis cagaaran, miro la cunana leh. ld higley.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00