hiifid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hiif². ld huufid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hiif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ereyo huruuf ku jiro oo loo jeediyo cid aan la jeclayn. ld huuf¹.
  2. Ereyo huruuf ku jiro cid aan la jeclayn u jeedin. ld huuf².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

huufid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld hiifid. 2. Qof soo orday neef gurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur