hiileysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hiileysan. ld hiileysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hiileysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax la hiileeyay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hiileysnaansho

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hiileysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur