hiilyam

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Mid ka mid ah neefaha naadirka ah ee ku jira hawada, dhammaantood waxay ka koobanyihiin boqolkiiba .01 ee hawada qallalan; xaddiga hiiliyam mid buu ka yahay 200,000.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur