hiirammaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hiirammaal². ld hiirammaalis.

hiirammaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Maalidda xoolaha subax hore intaysan qorraxdu soobixin la maalo.
  2. Xoolo intaysan qorraxdu soo bixin maalid.

hiirammaalis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld hiirammaalid.