hiireysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hiireyso. ld hiireysad, hiireysi.

hiireyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Arooryo hore kallihid.

hiireysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hiireysasho.

hiireysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hiireysasho.