hilibleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:1. Qof hilibka ka ganacsada; kawaanle. 2. Kawaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kawaanleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.dh)Macnaha:Qof mehe-raddiisu tahay inuu hilibka ka ganacsado.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kawaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:1. Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado. 2. Meesha xoolaha lagu qalo.Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0