hinaase

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Hinaas. 2. Qof masayr badan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hinaas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Masayr. ld hinaaso.
  2. Masayr dareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur