hingaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld higgaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

higgaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ku dhawaaqidda ama qoridda xuruufta erey ka koobanyahay. ld hikaad, hingaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur