hinifso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Dareere yar oo weel salkiisa ku jira ka laacid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur