hinjibiso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hayaamiso; hayoomiso. 2. Cudur hinjibisadu keento.

hayaamiso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Xasharad xareedeeyaha u eg, duusha, oo la aaminsanyahay in ay cudur siddo. 2. ld hayoomiso, huyuumiso. Cudur hindhiso iyo illin badan leh oo laga qaado hayaamisada iwm; hinjibiso.

hayoomiso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld hayaamiso (2).