hinqashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hinqo. ld hinqad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hinqoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-qaday, -qatay)Macnaha:Kicid u hollasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hinqadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld hinqasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0