hinqin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hinqi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hinqi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax taageero yar oo kicin kara, ama dhaqaajin kara siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur