hinraag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cod weyn oo qof aad u jirran ka so baxa. 2. Cida libaaxa. ld hiinraag¹.
  2. 1. Qof aad u jirran cod weyn soo saarid. 2. Libaax ciyid. ld hiinraag².

hiinraag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hinraag¹.
  2. Wax meel tuuran noqosho (alaab). ld hinraag².