hintifaay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld hintifay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hintifay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Macnaha:

  1. Nooc dhurwaaga ka mid ah oo gaagaaban, madax buuran oo geela iyo xoolaha kaleba laaya. ld hintifaay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur