hiraabashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hiraabo. ld hiraabad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hiraaboQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-btay, -batay)Macnaha:Suxuur cunid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hiraabadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld hiraabasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0