hirigQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Xidh, hawd, juq, jiq iwm oo marka la dhex maro, dadka iyo xoolaha maqaarkooda dhibaato soo gaarsiiya.