histeeriya
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Xaalad cudur maskaxeed oo astaamaheeda ugu waaweyn ay ka mid yihiin caadifad aan dagganeyn kalahadal, duufsasho u dabacsanaan iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

