histoogaraam

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mmo, m.dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Muujin garaafeedka ee 'data'kooxaysan, ama garaf bedeed leh ballacyo saamiggal la ah doorsoomaha ku yaalla dhidibka jiifa iyo rakaadyada ku yaalla dhidibka taagan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur