hitrosaygas
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Marka la sharxayo noole labo aliil oo kala duwan leh, kaas oo xukuma muuqaal gaar ah. Xaaladda muuqaalka nooluhu soo saaray waxay noqonaysaa mid ku xidhan aliilka shiiqiyaha ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

