hiyikicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hiyikac². ld hawakicid, niyadkicid, niyakicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hiyikac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Welwel iyo degganaan la'aan ku dhasha qof niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac¹, niyadkac¹, niyakac¹.
  2. Welwel iyo degganaan la'aan dareemid, wax niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac², niyadkac², niyakac².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hawakicid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld hiyikicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

niyadkicid

niyakicid