Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
1. Kasha waxyaalo saldhig iyo xasilloonaan u diida, ku soo rida; hiyiga waala oo kiciya. 2. ld hirimmaale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)
Macnaha:
Nooc ciyaarta sayliciga ka mid ah, laga ciyaaro aroosyada lagana dheelo xeebaha badda cas. ld hiddiwaale, hiyiwaale (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur