hobay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhul boor ah oo ay ku badantahay sarmaanta iyo qansaxa. 2. H. ah: meel cidla ciirsila'ah.