hogagoo

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-ooyay, -ooysay)

Macnaha:

  1. Xoolo jilaal soo maray naq-horaad ku qaboobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur