hogeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hogee. ld hogeys.

hogee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)

Macnaha:

  1. Hilib hog ku bislayn.

hogeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hogeyn.