hogeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hogeyso. ld hogey-sad, hogeysi.

hogeyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax hog ku bislaysasho.

hogeysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hogeysasho.