hoggaansanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hoggaansan². ld hoggaansanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoggaansan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Macnaha:

  1. Wax arrin, xeer iwm oggol noqosho (qof).
  2. 1. Wax xeer, arrin iwm oggol ahaansho (qof). 2. Wax hoggaan lagu wado ahaansho (awr).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoggaansanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld hoggaansa-naan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur