hoggaanshe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hoggaamiye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoggaamiye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. ld hoggaanshe. Qof dad hor kaca. 2. Qof wax maamula.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur