hogmacdan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-no, m.dh)

Macnaha:

  1. Godka macdanta laga qodo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur