hohob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kabdaha nooc ka mid ah.
  2. 1. Geed aan qodax lahayn oo miro la cuno oo macaan bixiya una eg gomoshaaga. 2. (w) Miraha geedkaas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur