holac-cad-hunguri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo .., m.dh)

Macnaha:

  1. (daaw.) Halaamacood hunguriga cad oo neeftu marto sida badan ka yimaada infekshin marka hore ku dhaca cunaha iyo sanka, oo ay keeneen fiirus ama baktiiriya. Cudurku wuxuu keena xanfaf laabta hoose, qufac xanuun leh, waxaa aalaaba weheliya dhuun-neef-holac (bronchites).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur