holac-kaadihays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo .., m.dh)

Macnaha:

  1. (daaw.) Halaamacoodka kaadihaysta, inta badan waxa keena baktiiriyada “escherichia coli”. Astaamo: kaadirabid badan, kaadi gubid iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur