honog

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Sangoror.
  2. Sanka dhiig ka sii deyn. ld hunug.

Lamidka: Sangoror

hunug

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-ngay, -nugtay)

Macnaha:

  1. ld honog².